Borama (WJN)- Xildhibaan Maxamed Muxumed “Dheerayste” oo ka mid ah golaha deegaanka Boorama islamarkaana ahaa musharaxii halka cod lagaga guuleysatay doorashadii maayarnimo ee golaha deegaanka Boorama ayaa waxa uu sheegay in la musuq-maasuqay doorashadaasi dhacday islamarkaana uu yahay Maayarka rasmiga ah ee aqlabiyada goluhu doorteen.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka