Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada hawlaha guud dhulka iyo guryaynta Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale “Qambi” oo lala yeeshay warasyi dhinacyo badan taabanaya ayaa waxa uu kaga hadley arrimo door ah oo ay ka mid yihiin diwaan gelintii guriga Madaxweyne Muuse Biixi, Caqabado uu kala kulmay Maayarada Hargeysa, Gabiley iyo Berbera, Gacan ku haynta Somaliland ee Buuhoodle, Iibka dhulka ka mid ah Dugsiga Maxamuud Axmed Cali iyo Guryo ay xaraashtay xukuumadii hore ee Siilaanyo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka