Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha Hay”adda u diyaar garoowga aafooyinka iyo Kaydka raashinka Somaliland Faysal Cali Sheekh ayaa waxa uu ka warbixiyay kulamo uu la yeesheen Hay”addaha Qaramada Midoobay iyo qaar ka mid ah Hay”addaha Dowlada.
Dhinaca kale Guddoomiyaha Hay”adda u diyaar garoowga aafooyinka ayaa waxa uu sheegay inay Hay”addahaasi ka wada hadleen sidii gurmad deg deg ah loo gaadhsiin lahaa dadkii ku dhaawacmay shaqaaqadii labada beelood ku dhexmartay deegaanka Dhumay ee gobolka Sool.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka