Hargaysa(W,N) Xildhibaan Xasan Cabdi Cali (xasan shahar) oo kamida golaha deegaanka caasimada hargaysa ayaa ka hadlay cabashada qaarkamida dadwaynaha xaafada axmed dhagax oo maalmihii ugu danbeeyay warbaahinta ka hadlayay isagoo dadwaynaha xaafada ugu baaaqay in ay waxa ay tabanayaan sifiican usheegtaan,
Sidoo kale xildhibaan Xasan Shahar ayaa dadka arimaha xaafadan siyaasada ka dayaya ugu baaqay in aanay jirin wax kalkaasi lagu mashquulo cashuurtuna ay soconayso isagoo dhanka kale Xildhibaanka ayaa soo sharaxay waxyaabaha horumarineed ee dawlada hoose ka qabatay xaafada axmed dhagax.
Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo faah faahsan;