WAJAALE NEWS

DAAWO; Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo Ka Heshiiyay Maamulida Arimaha Dhulka.

Hargaysa(W,N) Wasaarada hawlaha guud iyo guryayta somaliland iyo masuuliyiinta dawlada hoose ee hargaysa oo ka heshiiyay muran xaga dhulka oo mudo udhexeeyay kaasi oo dhawr jeer sobobay in ay warbaahinta isku mariyaan eedo culus;

Waxaana heshiiska ay wada gaadheen siwada jir ah uga wada hadlay wasiirka wasaarada iyo maayarka caasimada hargaysa.

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

Hargeysa:Wasaarada Hawlaha Guud iyo Dawlada Hoose Oo Ka Heshiiyay Arimaha Dhulka.

 

Exit mobile version