HARGAYSA(W,N) Taliye kuxigeenka ciidanka booliska Somaliland oo ay weheliyaan afhayeenka ciidanka iyo saraakiil kale ayaa shir jaraa,id oo ay ku qabteen faah faahin kaga bixiyay dhalinyaro tiro badan oo ay usoo qab qabteen gawaadhi laga xaday gudaha magaalada hargaysa
Sidoo kale ciidanka booliska ayaa soo bandhigay noocyada kale duwan ee dhalinyarada ku furtaan baabuurta ay ka kaxaystaan goobaha baarkinada.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;