WAJAALE NEWS

DAAWO; Deegaanka Ilmo-Dado Ee Gobolka Gabiley Oo Markii Ugu Horaysay Laga Hirgaliyay Xarun Caafimaad.

GABILEY(W,N) Deegaanka ilo-dado oo katirsan gobolka gabiley ayaa la hirgaliyay xarun caafimaad MCH  kaasi oo ay dhismihiisa fuliyeen Ururka Himilo Action Group oo ah urur mutadawaciin ah.

Waxaana munaasibadan ka qaybgalay iskuduwaha caafimaadka gobolka gabiley xildhibaano iyo masuuliyiin kale ookatirsan bulshada reer gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version