Hargeysa (WJN)- Safiirka Somaliland u fadhiya wadanka isku taga Imaaraadka Carabta Ambasador Xasan Yaasin “Hirad” ayaa waxa uu ka hadey xan maalmihii u danbeeyay la isla dhexmarayay oo ku saab sanaa in magacaabistiisu ay ka timi xaga marwada labaad ee Madaxweyne Muuse Biixi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka