Borama (WJN)- Xidhibaan Maxamed Maxamuud Dheerayste oo ka mid ah xildhibaanada golaha deegaanka Boorama una sharxnaa xika maayarnimo ee gobolka Awdal oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay munaasibada xil wareejinta labada Maayar ee Boorama ayaa waxa uu sheegay in xilka maayarnimo aan laga helin islamarkaana uu ka tanaasulay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka