WAJAALE NEWS

45 Guri oo Ku Gubtay Magaalada Hargeysa iyo Ciidanka Dab-demiska oo Ka Hadley

Hargeysa (WJN)- Ciidamada Dab-demiska Somaliland ayaa waxa ay ka warbixiyeen halgal ay habeenimadii xalay ahayd ka fuliyeen degmada Macalin Haruun oo uu dab xoogani qabsaday 45 guri oo ay ku nool yihiin dad barakacayaal ahi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version