Saylac (WJN)- Xuska sanad guurada 23aad ee ka soo wareegtay markii la aasaay Ciidamada ilaalada Xeebaha Somaliland ayaa waxa maanta lagu qabtay magaalada Saylac iyagoo ciidanku dhoolus balaadhan ku sameeyay xeebaha Saylac iyo Sacaadadiin.
Munaasibada xuska Ciidanka Ilaalada Xeebaha waxaa ka soo qayb galay maamulka gobolka Salal, Masuuliyiinta Wasaarada Kaluumaysiga, Taliyaha Ciidanka ilaalada Xeebaha ee Saylac.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka