WAJAALE NEWS

Wasiirka Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland oo Ka Jawaabay Eedaymo Uga Yimi Gudida Wanaag Farista iyo Xumaan Reebista

Hargeysa (WJN) – Wasiirka wasaarada diinta iyo aw-qaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa waxa uu ka jawaabay eedaymo uga yimi qaar ka mid ah gudida wanaag farista iyo xumaan reebista oo ay sheegeen in uu wasiirku fara gelin ku hayo gudidaas.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version