WAJAALE NEWS

Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dab-demiska Somaliland oo Gaadhay Magaalada Tog Wajaale

Tog Wajaale (WJN)- Taliye ku-xigeenka ciidanka dab-demiska Somaliland Cabdi Xamiid Faarax Ciidle oo maalmihii u danbeeyay wacyi gelin ka waday goobaha waxbarashada ee gobolada dalka, ayaa waxaa uu maanta gaadhay magaalo ganacsiyeedka Tog Wajaale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version