Hargeysa (WJN)- Taliska Ciidamada booliska Somaliland oo shir jaraa,id ku qabtay xarunta taliska ee Hargeysa ayaa waxa ay si adag uga hadleen warar been abuur ah oo laga baahiyay, Iyagoona soo bandhigay cida baahisay wararkaas.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/pbz9Yvwp6RE