Ninba Tacabkii Togeey ka Maal, Wakhdiga Dayrta iyo Jillalku Kala Wareegayaan Waxa so Dhacada Dhaxan Aad u Qabaw, inta Badan wa wakhdi`yada Geela la Xeer Geeyo ee lala donto Meel Baad lle Biyana ka Fog , inkasto ninka geel`jirki Aay Dhibaato ku Tahay Biyo la,aantu Hadna Wuxu Door Bida shanta bilood ee jilalka inu Geelisu Geelasha Kale ka Wacnado oo Marku Roobka illhay shubo , Dadku is Waydiyaan Meshu geelaasi ku jilaashayday.
Inkasta oo Geelaa Tacabku Galay Dadku is Way´diyaan Sidu uu Dhaqaleeyay Geeljirki Geela waday, wuxu la kulmay shanti bilood ee jilalka Dhib iyo Hadimo Harad Gaajo iyo Dhibato Aduun , Wuxu se Kaga so Baxay Samir iyo Aragti ka foog , Waxa Malinta la kulmayay,
Marka uu Roobka kugu Hooro ee Caleenta iyo Doogu is Qabsato ee Geelu Dhalo ee Canaa Meel Kastaa lagu Shubo ,Waxa is Badla Jawigii Shaly uu ku Nola Geeljirkaasi Waxanu Heela Magca iyo Mamus Bulshada Dhexdeda Waxana Markasta Dawada Geelisa Xata Waxa kalee iska dhafo Waxa Sura Gala inanu cana cabin Geelisa Farxad Awgeed,, lakiin uu Aad uu Dawado Quruxda Geelisa, Waxan Qoralka Dheer ee Aan Noloshaa Geela iyo Geeljirka uu so Qatay , Waxa la Wadaga Nolosha Adunko Dhan Meel Kasta oo aad Jogto Nolosheeda, Duruf Kasta Waxa lagag Bixi Kara Dulqaad iyo Samiir , Hadba Waxan uu Wayay Siyaasi Somaliyeed ama rer Somaliland oo geel jirka Matala oo Marku Xalada Wadan`kiisu Adkato Samata Bixiya Kolka Barwaqada iyo Wanga Dadka Cod Waydiista ? Hadaba Siyasiyiina rer Somaliland ee Manataa Jogaa Mala odhan karaa Waxa Dhama Geljirka , Geeliisa Samato Bixyay Somaliland Manata waxay uu Bahan Tahay Samato Bixin Meshay marayso manata , mahaa meel laysku Rixi Riixo Karo Waxna Munasiba Muxafid iyo Mun´caarad in Gacma lays Qabsado, guntii iyo Gaba gabdii Waxan rer Somaliland ugu Baqyaa in gacma lays qabsado ,
qara cawil cabdilhi xayd (Afsarkaalle) Afsarkalle@gmail.com