Laascaanood (WJN)- Shirka nabadaynta Beelaha koonfurta gobollka Sool ee ka socday magaalada Laascaanood ayaa waxa laga soo xulay gudiyo kala duwan oo ka shaqaynaya soo afjarida shaqaaqada u dhaxaysa labada beelood.
Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa ku dhawaaqay gudida labada dhinac, Isagoo dhinaca kalena ku baaqay in lala shaqeeyo gudiyadaasi, Isagoo amaro culus dul dhigay shacabka deegaankaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/sDtcTmcS294