WAJAALE NEWS

Golaha Guurtida Somaliland oo Baaq Ka Soo Saaray Beelaha Ku Dagaalamaya Laascaanood

Hargeysa (WJN)- Golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa ay maanta baaq nabadeed u direen beelaha walaaha ah ee ku dagaalamaya koonfurta gobolka Sool.

Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa waxa uu ugu baaqay beelaha dirirtu ka dhaxayso in ay si deg deg ah u joojiyaan dagaalkaas oo ay heshiyaan waxaanu uu sheegay hadii ay isku tudhi waayaan oo ay is dhawri waayaan aanu qaranku ka xishoonayn.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version