Borama (WJN)- Dagaal gacan ka hadal ah ayaa dhexmari gaadhay Wasiir ku-xigeenka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye iyo warbaahinta kadib markii ay waxka waydiisay xilka qaadista maayarka Maayarka Boorama iyo in uu golaha deegaanku u afduubnaa maayarka cusub.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka