WAJAALE NEWS

Daawo Xisbiga Waddani Oo Nasiib Daro Ku Tilmaamey In Madaxwaynaha Somaliland Ka Qaybgali Waayo Qalin Jabinta Jaamacada Burco

Siyaasi Cabdilaahi Axmed Daamur oo ka mid ah masuulyiinta xisbiga Waddani ayaa waxaa uu ka Hadley ka baaqashadii uu madaxweyne Muuse Biixi ka baaqdey inuu ka qeyb galo qalin jabintii Ardeyda Jaamacada Burco iyo waliba Warsaxaafadeedkii xalay madaxweynuhu arintaas ka soo saarey Siyaasi Cabdilaahi Dahab ayaa si cad u sheegay in madaxtooyadii Somaliland Ciyaar ku dhex hirdamayaan warqado aan protocol madaxweyne laheyna ay soo saarayaan

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

 

Exit mobile version