Garoowe(W,N) Madaxwaynaha Maamul Goboleedka puthland Cabdiwali Gaas Ayaa si Qaawan oo Anshaxa madaxnimo ka baxsan u weeraray qaarkamida soomaalida degta gobolada somaliya kuwaasi oo u ku tilmaamay in aanay suurto gal ahayn in deegaanadiisa yimaadan oo ay nagu ku xukumaan.
Halkan Daawo Muuqaalka Warkan;
https://youtu.be/T9525fQYutk