WAJAALE NEWS

DAAWO ; Madaxwaynaha Ismaamulka Somalida Itoobiya Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Qaabka Uu Kusoo Xushay Golihiisa Wasiirada.

Jig jiga (W,N) Baarlamaanka ismaamulka somalida itoobiya ayaa maanta Ansixiyay golaha wasiirada cusub ee uu soo dhisay madaxwayne  Mustafe Muxumed Cumar (Mustafe Cagjar) kuwaasi oo ka koobnaa 27 xubnood iyo hanti dhawraha guud .

Sidoo kale madaxwayne Mustafe Cagjar ayaa faah faahin ka bixiyay qaabka uu kusoo xushay xukuumadiisa cusub iyo aqoonta ay leeyihiin Shaqsiyaadka uu magacaabay .iyo sida ay uga wada dhex muuqdaan qabaa,ilka deegaanadu.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo faah faahsan;

https://youtu.be/G73z2lLWwrs

 

Exit mobile version