WAJAALE NEWS

DAAWO; Ganacsade Cali Cumar Guuleed Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadalo Kasoo Yeedhay Siyaasi Ismaaciil Bubaa, Col Caarena Ku Eedeeyay Danbiile Qaran.

Hargaysa(W,N) Ganacsade Cali Cumar Xasan Guuleed oo kamida Ganacsada Reer somaliland Islamarkaana Kamida dadka aad ugu dhow dhow marxaladaha ay hadba marayso siyaasada somaliland ayaa markii uhoraysay si kulul uga jawaabay hadalo dhawaan kasoo yeedhay siyaasi ismaaciil hore Bubaa,

Sidoo kale ganacsade cali ayaa  col caare ku tilaamay danbiile qaran oo ku kacay ficil          qaran dumis ah,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/VQbit-IwGc4

Exit mobile version