WAJAALE NEWS

Daawo Badhasaabka Saraar Oo Is Hor Istaagay Deegaamaysi Cusub Oo Gobolkaasi Ka Bilaabmay.

saraarHargaysa(WJN):Gudoomiyaha gobolka saraar oo kaashanaya ciidamada police ayaa baabiiyay isla markaana is hor istaagay deegaamaysi cusub oo laga bilaabay gobolkaasi.

badhasaabka oo warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay inay tahay goob loogu talo galay dan guud isla markaana ay sobobi karto khilaaf xoogan oo soo kala dhax gala bulshada deegaankaasi ka ag dhow

 

 

 

 

Hargyasa Office

Wajaalenews.net

Exit mobile version