Hargaysa(W,N) Aqoonyahan Cabdiraxmaan Goray Xasan oo ka mida Bulshada ku dhaqan Caasimada hargaysa ayaa dhaliilo isbarkan usoo jeediyay xukuumada madaxwayne muuse biixi oo uu ku eedeeyay in ay ka gaabisay xal u helida tabashada gobolada bari
Sidoo Kale Aqoonyahan Cabdiraxmaan Ayaa madaxwayne muuse biixi ku dhaliilay dhaqan galinta uu ku sameeyay xeerka kufsiga oo la sheegay in ay ku jiraan qodobo diinta islaamka aan waafaqsanayn
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;
https://youtu.be/vg0aYzwYdQg