WAJAALE NEWS

“Waxaan rabaa inaan dalka Madaxweyne ka noqdo”.Jaamac Shabeel

Hargeysa (WJN)– Guddoomiyaha golaha dhexe ee xibiga muxaafidka ah ee Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cige “Jaamac Shabeel” ayaa waxa uu sheegay in uu u tartamayo jagada gudoomiyenimo ee Xisbiga Kulmiye.

Sidoo kale gudoomiye Jaamac Shabeel ayaa waxa uu sheegay in hankiisa siyaasadeed uu gaadhsiisan yahay in uu dalka Madaxweyne ka noqdo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqalka

Exit mobile version