WAJAALE NEWS

Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland oo Ka Hadlay Sarkaal Ka Goostay Ciidanka Qaranka oo Jabhad Ka Abaabulaya Gobolka Sanaag

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada gaashaandhiga Somaliland Ciise Axmed Xawar ayaa waxa uu ka hadlay sarkaal ka goostay Ciidamada Qaranka oo lagu magacaabo Caare oo jabhad ka abaabulayay gobolka Sanaag iyo halka uu ku sugan yahay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Deg Deg Wasiirka Difaaca SL Oo Hada Ka Hadlay Malayshiyaad Somaliland Ka Gostay

Exit mobile version