Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada horumarinta deegaanka Somaliland Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare ayaa waxa ay faah-faahisay nuxurka shirwayne caalami ah oo lagaga doodayo isbedelka cimilada addunka oo ka dhacaya dalka Mareykanka oo ay Somaliland ka qayb galayso.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka