WAJAALE NEWS

Wasaarada Shaqo Gelinta Somaliland oo Qabatay Kulan Lagu Gorfaynayo Dhamaystirka Xeerka Shaqaalaha Rayidka Ah

Hargeysa (WJN)- Wasaarada shaqo gelinta iyo Arimaha Bulshada Somaliland ayaa waxa ay magaalada Hargeysa ku qabatay kulan ku saabsan dhamaystirka Xeerka shaqaalaha Rayidka ah.

Agaasimaha guud ee wasaarada shaqo gelinta iyo arimaha bulshada Somaliland Maxamed Aadan Ilkacase ayaa ugu horayn waxa uu Faah-faahin ka bixiyay Ujeedka uu la xidhiidho Kulankan lagu lafo gurayay Xeerka Shaqaalaha rayidka ah.

 

 

Exit mobile version