Borama (WJN) – Sheekhul beledka magaalada Boorama Sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali Jawhar iyo Suldaan Dhawal ayaa waxa ay si adag uga hadleen xaalada dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo dagaalada u dhexeeya Soomaalida iyo Oromada.
Sidoo kale Sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali Jawhar iyo Suldaan Dhawal ayaa waxa ay ka hadleen heshiiskii lagu soo afjaray coladii dheerayd ee ka taagnayd deegaanka Ceel-afwayn ee dhexmartay labada beelood ee walaalaha ah ee halkaas wada dega.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/775zw-gCM8I
TAABO HALKAN SI AAD U HESHID WARAR XIISO BADAN
Hargaysa Office
Wajaalenews.net