WAJAALE NEWS

Rabshadaha ka socda magalada jigjiga oo soo xoogaysanaya

Jigjiga(WJN):-Wararka naga soo gaadhaya maamulka dawlad deegaanka soomaalida itoobiya ayaa sheegaya in qala laasaha iyo rabshdaha ka socda magalada jigjiga ayaa waxa sii xoogaysanaa boobka iyo biliqaysiga hantida gaarka loo leeyahay iyo hantida xafiisyada dawlada oo si badheedh ah loo biliqaysanayo.

Xubno ka mid ah odayaal ka mid ahaa shir dhawanahani ka socday magalada DIRIDHABA oo u kala qayb sanaa qaar diidan dawlada iyo qaar tageersan maamulka DDSI ayaa waxa ay sheegeen in faragalinta dawlada faderalka ah ee itoobiya ku samaysay way ku saxsan tahay isla markaana waa arimihii aanu ku baahnayn

Waxa kale oo ay intaasi siiraaciyeen in loo baahan yahay in shacabka magalada jigjiga ay s dejiyaan oo ay joojiyaan rabshadaha ay ka wadaan magalada jigjiga

Wajaalenews.net

Wariye Abdiqadir Habbane

Exit mobile version