Hargeysa (WJN)- Prof, Cabdisalaan Yaasiin oo ka mid ah siyaasiyiinta madasha wadatashiga Somaliland ayaa waxa uu si adag u dhaliilay talaabadii uu Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland uu raali gelinta ku siiyay shirkada Dahabshiil,Waxaana uu sheegay in uu ku deg degay raali gelintaas isagoon la tashan gudidii golaha.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
WARIYE: XAMSE JIRDE
WAJAALENEWS.NET
HARGEYSA OFFICE