WAJAALE NEWS

“Naasir Cali Shiroow Soo Bandhig Musuq-maasuqii Uu Walaalkaa Sameeyay”..Xildhibaan Xoog

Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa uu eedaymo ka dufaacay masuuliyiin ka tirsanaa Xukuumadii Siilaanyo uu gudoomiyaha gudada ilaalinta hantida qaranka ee golaha Wakiiladu uu ku eedeeyay inay ku kaceen Musuq-maasuq.

Dhanka kale Xildhibaan Xoog ayaa waxa uu Gudoomiyaha Gudida Ilaalinta Hantida Qaranka e golaha Wakiilada Xildhibaan Naasir Cali Shire uu ku eedeeyay in aanu soo bandhigin Musuq-maasuqii uu ku kacay walaalkii Wasiir Sacad Cali Shire oo uu masuuliyiin kale iska eedeeyay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

https://youtu.be/eOMHK57j4IM

Exit mobile version