Hargeysa (WJN) – Sheekh Aadan Maxamuud Xiiray (Aadan Siiro) oo ka mid ah culimada waawayn ee dalka oo maanta khudbad u jeedinayay dadwayne badan oo salaadii ciida ku tukanayay garoonka xawaadle ee Magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in uu albaabka furo oo uu la tashado umada six al looga gaadho dhibaatooyinka wadanka ka taagan.
Sidoo kale Sheekh Aadan Siiro ayaa waxaa uu xisbiyada mucaaridka ugu baaqay in ay ilaaliyaan amaanka iyo isku duubnida wadanka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka