WAJAALE NEWS

Maamulayaasha Dugsiyada Gaarka Loo Leeyahay oo Raali Galin Siiyey Wasarada Waxbarashada

Hargeysa (WJN)- Qaar ka mid ah Maamuleyayaasha dugsiyada gaarka loo leeyahay oo maanta kulan ku yeeshay xarunta wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland ayaa waxa ay raali gelin ka bixiyeen go,aano ay soo saartay Wasaarada Waxbarashadu oo ay hore uga soo hor jeesteen.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

https://youtu.be/cCTKrcRIfgw

Exit mobile version