Hargeysa (WJN)- Kulan balaadhan oo lagaga hadlayay fahamka bulshada ee xeerka Ciidamada Booliska Somaliland ayaa waxa lagu qabtay magaalada Hargeysa.
Kulankan oo ka qabsoomay hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa ayaa waxa ka soo qayb galay Ururada Bulshada qaybahooda kala duwan iyo Ururada Xuquuqal Iinsaanka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka