WAJAALE NEWS

Jamaal Cali Xuseen oo Ka Digay In Shirkado Kale Ay Xukuumadu Markale Gacanta U Geliso Haamaha Shidaalka Berbera

Hargeysa (WJN)- Jamaal Cali Xuseen ayaa markii ugu horraysay ka hadlay haamaha shidaalka Berbera ee Madaxweyne Muuse Biixi gacanta dawladda dib ugu soo celiyay waxaanu sharraxay Muhiimada ay qaranka u leedahay Gacanku haynta Haamuhu.
Sidoo kale Jamaal Cali Xussen ayaa waxaa uu ka digay in shirkado kale ay xukuumadu mar kale gacanta u galiso.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/e33khB7oXzg

Exit mobile version