Hargeysa (WJN)- Gudida difaaca ee golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa ay maanta kulan balaadhan la qaateen Wasiirka Wasaarada Gaashaandgiga Ciise Axmed Xawar iyo Taliyaha Ciidamada Qaranka Nuux Ismaaciil Taani.
Kulankan oo ka qabsoomay xarunta golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa lagag hadlay xaalada amni ee dalka, Sarkaal ka goostay Ciidanka qaranka iyo Jabhad ka dilaacday gobolka Sanaag.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
WARIYE: XAMSE JIRDE
WAJAALENEWS.NET
HARGEYSA OOFICE