WAJAALE NEWS

Guddoomiyaha Baanka Somaliland iyo Wafti Uu Hogaaminayo oo Kulan La Qaatay Xubno Ka Socda Baanka Adduunka

Nairobi (WJN)- Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland oo ku sugan magaalada Nairobi ayaa waxa ay kulan balaadhan la qaateen wafti ka socda Masuuliyiin ka socda baanka Aduunka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version