WAJAALE NEWS

Golaha Wakiilada oo Ansixiyay Xeer-nidaamiyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland

Hargeysa (WJN)- Golaha wakiilada Somaliland ayaa fadhi ay saaka ay isugu yimaadeen waxa ay cod gacan tag ah ku ansixiyeen xeer-nidaamiyaha Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland, kaas oo ay dood iyo falaanqayn ay ka yeesheen Xildhibaanada golaha Wakiildu.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version