Hargeysa (WJN)- Masuuliyiinta dalada ay ku midaysan yihiin Ururada Bulshada Rayidka ah ee Somaliland ee Sansaf oo kulan balaadhan maanta ku yeeshay magaalada Hargeysa ayaa waxa ay ka digeen dib u dhac ku yimaada Doorashooyinka golaha Wakiilada iyo Deegaanka
Halkan hoose ka daawo muuqaalka