HARGAYSA(W,N) Siyaasi Cali Guray Oo Kamida siyaasiyiinta xisbiga kulmiye ayaa markii ugu horaysay ka haday tayada golaha xukuumada madaxwayne muuse biixi oo uu dhaliilo culus usoo jeediyay sheegayna in arinaa laqabo shacabka Somaliland sida ay usaluugsan yihiin xukuumada uusoo dhigay
Sidoo kale siyaasi cali guray ayaa ka Hadlay Khilaafka Somaliya & Jabuuti Iyo Fursada Somaliland Ugu Jira hadii ay ka faa,iidaysan karto isagoo dhaliilo culus ku ganay wasaarada arimaha dibada
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSA.