WAJAALE NEWS

DAAWO; Shacabka Gobolka Gabiley Oo Ka Dareen Celiyay Safarkii Madaxwaynaha Iyo Xildhibaan Ka Waramay Kulankii Uu la Yeeshay Golaha & Amaro Uu Dul Dhigay.

GABILEY(W,N) Qaarkamida Shacabka Gobolka Gabiley ayaa ka hadlay safarkii uu madaxwaynaha Somaliland kusoo maray gobolka  iyaga oo sheegay in kulankii uu madaxwaynuhu la yeeshay qaybaha kala duwan ee bulshadu uu ahaa mid cid gaari ahi Soo xulatay dadka la kulmay madaxwaynaha lana marin habaabiyay rabitaankii bulshada gobolka gabiley taasi oo ay ku eedeeyeen in uu qorshahan watay maayarku.

Sidoo kale xildhibaan kamida golaha deegaan ayaa isna dhankiisa ka hadlay ujeedada udaarnaa kulan uu madaxwayne muuse biixi la yeeshay xildhibaanada golaha deegaanka isagoo sheegay in madaxwayne biixi uu golaha ugu han jabaday sidii hogaamiyayaasha digtaytarka   isagoo faray in ay joojiyaan muranka ka dhexeeya iyo warbaahinta ah ka hadlayaan;

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

https://youtu.be/KmBbXtKIkBk

Exit mobile version