WAJAALE NEWS

DAAWO; Khabiir 11sano Ushaqaynayay Shirkada Google Oo Magaalada Hargaysa ka Furtay Sarifle Isku Badala Lacagaha Qalaad.

HARGAYSA(W,N) Eng shirkada Google ushaqaynayay Mudo 11sano ah ayaa xiligan ku biiray sariflayaasha ku ganacsada caasimada Somaliland ee hargaysa .

KHABIIR GOOGLE

Arintan uu ku go,aansaday khabiirkan inta nadan usoo shaqaynaya shirkada google oo hada magaalada hargaysa ka bilaabay sarifka lacagaha qalaad iyo isku badalka shilinka Somaliland ayaa noqotay arin soo jiidatay indhaha shacabka Somaliland.

SARIFLE

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA XOGO DHEERAADA OO KU SAABSAN KHABIIRKAN;

CAJIIB-ENGINEER 11 SANO U SHAQEYNAYEY SHIRKADA GOOGLE OO KU BIIRAY SARIFLAYASHA HARGEISA.

Exit mobile version