HARGAYSA(W,N) Wasiirkii Hore ee Wasaarada Hawlaha Guud Ee Xukuumada siilaanyo Cali Xasan Cali mareexaan ayaa hadlay eedo musuq maasuq oo ay usoo jeediyay gudida ilaalinta hantida qaranku Ee golaha wakiilada oo sheegay inuu ku kacay mudadii uu xilka hayay. Muxuuse iskaga difaacay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;