WAJAALE NEWS

DAAWO; Ambasador Suhuur Xasan Abiib Oo Ka Hadashay Damaceeda Siyaasadeed Iyo Baaqna Udirtay Haweenka Somaliland.

Hargasa(W,N) Ambasador Suhuur Xasan Abiib oo kamida masuuliyiinta qurba joogta ah ee xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa ka hadashay mustaqbalkeeda siyaasadeed iyo sobobta ay isku soo sharaxayso doorashada soo socota ee golaha wakiilada

Sidoo kale Ambasador Suhuur ayaa faah faahin ka bixisay shirkad awax soo saar oo ay dalka keeneen iyo waxyaabaha ay qaban doonto;

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version