WAJAALE NEWS

Boqorka dalka Sacuudiga oo qaabiley Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland

Hargeysa (WJN)– Madaxweyne ku-xigeenka jamuuriyada Somalialnd Cabdiraxmaan Ismaaciil Saylici oo ka mid ahaa xujaydii gudanaysay waajibaadka Xajka ayaa waxa uu la kulmay boqorka dalka Sacuudi arrabiya.

 

Halkan hoose ka daawo muuqalka

Exit mobile version