Hargeysa (WJN) – Agaasimaha guud ee wasaarada xidhiidhka goleyaasha iyo arrimaha dastuurka Somaliland Maxamed Xuseen Dhabeeye ayaa waxa uu maanta si rasmi ah u daah-furay kulan balaadhan oo lagu gorfaynayay barashada dastuurka ee shaqaalaha Wasaarada xidhiidhka goleyaasha.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka