WAJAALE NEWS

“Waxaan Labadeydii Wiil Ee Ku Dhintey Ceeryaan, Ku Doorsadey In Nabad La Helo”..Odey Jaamac

Ceerigaabo (WJN)- Oday Jaamac oo ah aabaha dhalay labo wiil oo ku geeriyooday shaqaaqadii labada beelood ee walaalaha ah ku dhexmray deegaanka Ceeriyaan ee gobolka Sanaag, ayaa waxa uu ka hadlay geerida ku timi Caruurtiisa, Isagoo sheegay in labadiisii Wiil ee shaqaaqadaa ku dhintay uu maanta kaga doorsanayo nabad la helo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/cPQrcv0yiqI

Exit mobile version