Hargeysa (WJN)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta dhaqanka iyo Wacyi gelinta Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax Guri Barwaaqo ayaa waxa uu ka hadlay geerida ku timi Marxuum Wariye Yoonis Cali Nuur, Isagoo tacsi u diray Qoyskii, Ehelkii, Asxaabtii, Bahda Warbaahinta iyo Qaranka Somaliland ee uu ka baxay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka