Waxan ku jirnay hayaan odhanaya hiigso nolol somalilandeey hor u soco. waxan ku jirnay raadco goob lagu baadi goobayo dawladeenii ku dhacday indian ocean. waxan ku jirnay dagaal siyaasi ah oo soo jiidata beesha caalamka taas oo Keenta dawlad la ictiraafo taas oo tiirgeeda koobaad yahay bulshada somaliland oo mida min lawyacado ilaa yoocada.
taas waxa shidaal iyo gaadhi shabax shacabka u ahaan lahaa cadaalad, sinaan iyo wadaagoo mansab iyo maal,. dalna wuxu wax ku noqdaa AMAR ILLAAH ka dib awood bini aadam ( human power).bulshoba bulshada ay ka badantahay ee ay aragtida wadaniyeed ay ku midaysantahay bay horumarkeedu ku dhismaa sida CHINA INDIA oo kale. human resources is the big power of human development. waa ka soo if baxaya somaliland kalsooni daro shiki geliyey bulshada somaliland taas oo salka ku haysa nin jeclaysi iyo nin necbaysi taas oo curfigii maamulnimo, iyo dawladnimo xagal daacisay,taas oo ay kaw ka tahay qabiilkii oo aad loo kobciyey tii oo awooda kaaba abiilada seyladeedu kor u kacay taas oo wasiiradii iyo siyaaigii dawladu saqiiray.
tusaale kooban.f.gaara.
- wasaaradii arimaha dibada ee somaliland waxa ah ERGADA TODOBADA kala ah salaadiinta cuqaasha iyo tujaarta iskugu jirta ee garowe ka ergaynasa nabadayenta tuka raq meeday wsaaradii arimaha dibadu ma magbaa la kala qaadanayaa mise tijaartaa laga afduubay maraakiib shixnad siday.
- shirka BRUCESSEL EE BULGIUM ee lagaga hadlayo arin khuseeya somaliland waxa ka qayebgelaya Faisal cali waraabe gudoomiyaha ucid.
- ceel afweyen dawladii wey ku fashilantay maareeyenteeda waxay kalifday shacab iyo culamaaudiintii salaadiintii in ay nabadayenayaan meeday dawladii nabada shacbiga loo xilsaaray.
- arimo gudana isku sheegi mayeno ( minister of interior )colaad, iyo sicir barar,.
- ma odhan karnaa somaliland waxay u baahantahay GURMAD SIYAASADEED IYO BADBAADO QARAN SIDAA CEEL AFWEYEN OO KALE?
LABA TALLOBA TII ROON RABAW ADAY TAADA NOQOTAA
XAQ U DIRIR
MUSA AW HASSAN LODOON